Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda oo Ku Dagaalamay Kaaraan Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo la sheegay in kawada tirsan yihiin dowladda federaalka ayaa barqanimadii maanta ku dagaalamay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Guddoomiye Gacal oo Xildhibaan Ciqaabey iyo Diidmo Ka Dhalatay Guddoomiyaha golaha wakiillada maamul goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa qoraa uu shalay soo saaray waxaa uu fadhiga golaha uu uga mamnuucay inuu soo xaadiro xildhibaan Cabdullaahi Axmed Calasow, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Guddoomiyeyaal Maxkamadeed Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo ku xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Labo Qof Ku Dhimatay Dagaal Dhexmaray Maleeshiyo Beeleed Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa dagaal dad beeraley ah ku dhex maray deleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, dagaalka ayaa sababay khasaare soo kala gaaray maleeshiyaadkii dagaalamay. Dagaalka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo La Daah Furay Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo taas oo si rasmi ah uga bilaabatay magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafdigii Dowladda Ee Gaaray Baydhabo? Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Fiqi ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka soctay Wasaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muruqmaalka Dekadda Boosaaso oo Shaqo Joojin Sameeyey iyo Sababta. Muruqmaalka ka sheeqeeyo dekadda magaalada Bosaso ee gobolka Bari ayaa maanta shaqo joojin sameeyey iyo mudaharaad ay kaga cabanayaan lacagaha ay ka qaataan badeecadaha ay dejiyaan iyo kuwa ay raraan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda WHO oo Shaacisay in Si Deg Deg ah Looga Guuleysan karo Cudurka Covid-19 Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee Covid-19, si dhaqso leh looga gudbi karo, haddii wadamaddo adeegsadan qalab saxan lakiin Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Eritrea Afwerki oo Gaaray Itoobiya Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya , Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay. Isaias Afwerki oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh: Markii La ii Doortay 85% Dhulka Bartamaha iyo Koonfurta Calanka Buluugga Kama Taagneyn Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa hambalyo kadib waxaa uu sheegay iney wax weyn tahay in la xuso 66 sano guurada maalinta calanka isaga…