Goobaha Ganacsiga Ee Cadaado oo Maanta Xiran iyo Sababta+Sawirro Sheeko:Baarlamaanka Waxaa maanta xiran gabi ahaanba goobaha ganacsiga ee magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka goboleedka Galmudug, waxaa sidaasi u sheegay Goobjoog News dad deegaanka ah. Xirnaanshiyaha ganacsiga ee magaalada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Riday Rag Lala Xiriiriyey Al-shabab Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in ay ahaayeen Hoggaamiye iyo Darawalkiisa si gaar ah uga shaqeyn jiray…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurbiye: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 66 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo Shuruud Ku Xirtay Ka Bixitaanka Soomaaliya Wareysi ay wasiirka gashaandhigga ee Kenya Dr Monica Juma siisay Daily Nation ayaa sheegtay in ciidamadooda ay Soomaaliya kala soo bixi doonaan haddii shuruudo laga soo baxo. Mar la weydiiyey iney…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamad Puntland Ah oo Xukunno Kala Duwan Ku Riday Rag Lala Xiriiriyey Alshabaab Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka maamul goboleedka Puntland ayaa xukunno ka duwan ku rudiday rag la xiriiriyey in ay ka tirsanaayeen Al-shabab, fadhiga maxkamadda ayaana ka dhacay Garowe, eedeynayaasha la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Agaasimaha IMF “Afrika Waa in Laga Caawiyaa Dhaqaale Xumada uu Sababay COVID-19” Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan, Afrika waxaa ay kamid tahay qaaradaha ugu saameynta yaraa feyraska…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Maanta Afar Sharci La Horgeeyey Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ahaa kalfadhiga 2aad kulankiisa 6aad ee golaha wakiillada maamulkaas. Kulanka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo sheegay in Doorashada Ay Waqtigeeda Ku Dhaceyso Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in doorashada maamulka uu waqtigeeda ay ku dhacayso, waxaana uu intaas ku daray in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Is Ballaarin Ka Wada Xuduudka Kenya Ciidamada dowladda federaalka ee sugan xuduudka wadanka Kenya uu la wadaago Soomaaliya ayaa saacadihii tagay halkaas kawaday isbalaarin, kadib fariin hanjabaad u muuqatay oo maalinimadii shalay kasoo yeertay dowaladda Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo Weli Xiran Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukaraba qeybo kamid ah, sida ay inoo sheegeen dadka shacabka ah. Maka Almukarama ayaa xiran inteeda badan,…