Akhriso: Ujeedka Safarka uu Madaxweyne Deni u tagay Dalka Imaaraadka Sheeko:Dalka, War Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo ku sugan magaalada Dubai wadanka Imaaraadka carabta ayaa lagu wadaa inuu kullamo la qaato mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda DP-World, oo gacanta ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraabe: Somaliland Shaqo Kuma Laha Doorashada Soomaaliya Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay doorashooyinka Soomaaliya iyo qoondada gobolada Woqooyi loogu qoondeeyey shirkii doorashooyinka dalka ee dhowaan ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Biixi: Yeeli-meyno Waxyeeleynta Qarankeena Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa eedeyn u jeediyey dowladda federaalka Soomaaliya, xili uu khudbad ka jeedinayey shirweynaha 4-aad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye. Madaxweyne Muuse ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Isaga oo Weli Xanuunsan Ka Baxay Isbitaalka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka baxay isbitaalka, isaga oo raacay gaariga SUV si uu salaan uga tago taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka Isbitaalka Walter Reed medical center. Dadka arrintaas ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Safarkii ugu Horreeyey Dalka Uga Baxay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Kuwait isaga oo lagu wado inuu halkaasi u tago tacsida amiirkii Kuwair Sheekh Sabaax Al Axmed. Madax ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maqaayad La Baxday “Eeyaha Coffe” oo Laga Furay Sacuudiga Dalka Sacuudiga ayaa la sheegayaa in laga furay maqaayadda Eeyaha, taasi oo dadka leh Eeyaha ay coffee ka cabi karaa iyada oo ay la socdaan. Sacuudiga iyo dunida muslimka, Eeyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin UN-ka Loo Gudbiyey oo Ka Deyrisay Xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Warbixin ay UNka u gudbisay khabiir dhanka xuquuqul insaanka ah ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay dib u gurasho ka sameysay dhanka xuquuqda aadanaha. Isha Dyfa oo ah khabiir la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Rooble: Beesha Caalamka Hana Taageerto si Aan u Qabanno Doorasho Daahfuran oo Xalaal Ah Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa beesha caalamka ka codsaday taageero si ay xukuumadiisa u qabato doorasho xor ah oo xalaal ah. Mudane Rooble oo arrinkaas ka hadlayey ayaa yiri“Waxaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Kheyre oo Lagu Eedeeyey Xadgudub iyo Dhaqan xumo Dowladeed Guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka Cabdullahi Maxamed Jimcaale ayaa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Kheye ku eedeeyey xadgudub, dhaqan xumo dowladeed isaga oo ra’isul wasaare Rooble ka dalbaday wax ka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog Cusub: Caydiid oo soo Riday “Black Hawk” iyo Oakley “Gorgorka Baalashaan ka Rifeynaa” Maanta oo kale 27 sano ka hor, ciidamo ka socday dalka Mareykanka oo Muqdisho, caasimadda Soomaaliya u joogay hawlgalka “rajo soo celin”-ta iyo caawinta dadka iyo dalka dhibaateysan ayaa isku…