Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Xaqiijiyey Iney Muqdisho Iman-doonaan Sheeko:Dalka Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug u Magacaabay Madaxweyne Qoorqoor Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa rabacadii Cabdicasiis Nuur Xuseen u magacaabay Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug, tallaabadan oo imaaneysa maalmo uun kadib markii uu…
12 daqiiqo Sheeko:War Falanqeyn Heshiiska dhusamareb-3 Ee dhexmaray DF iyo Galmudug, Koofur Galbed, HirShabelle iyo G. Benadir Inta aanan u gudbin falanqeynta heshiiska dhusamareb-3 ee 19ka Agoosto 2020, waxaan jeclahay inaan akhristayaasha qoraalkan xusuusiyo in Shirkii dhusamareb-1 gooni u ahaa DG-yada Galmudug, Puntland, HirShabelle, Koofur Galabed, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goorma Ayey Madaxneyaasha Deni iyo Madoobe Iman-doonaan Muqdisho? Waxaa uu dib u dhac ku yimid booqasho lagu waday in maanta ay ku yimaadaan caasimadda Muqdisho madaxweyneyaasha Puntland Saciid iyo Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe , si maamulka Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Galmudug. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu xusay in madaxweynaha uu Cabdicasiis Nuur Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay ee magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wararka aynu heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo La Kulmay Guddiyada Dastuurka Ee Baarlamaanka Iyo Kan Madaxa Banaan Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh ayaa maanta kulan la qaatay guddiga dastuurka iyo guddiga madaxbannaan ee dib u-eegista dastuurka. Guddoomiyaha ayaa guddiga warbixin ka dhageystay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahdi Guuleed “Saxaafadda Waa Awoodda Kowaad Ee Dowladnimida Iyo Dib U Dhiska Soomaaliya” Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Maxamed Guuleedayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib uu saxiixay madaxdweynaha dalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo). Mudane Mahdi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Derejada Kowaad Ee Gobolka Nugaal Ayaa Dhegaysatay, Dacwadda Loo haystay 7 nin Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Arbaco ah mar kale dhegaysatay dacwadda loo haysto 7 nin oo ku eedaysan Kiiska AUN Hodan Axmed Maxamed Shanlayste. Hodan Shanlayse,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garooje “Shaqo Wanaagsan Ayay Qabteen Maamulka Isboortiga Diinsoor ” Bishii lasoo dhaafayee Luuliyo 2020 degmada Diinsoor ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa lagu soo xeray tartan kubbadda cagta oo u socday kooxaha ka dhisan degmada,waxaan qabsoomida ciyaarahaas is dhaxgalka bulshada…