Farmaajo oo Saxiixay Xeerka Lagu Muransanyahan ee Saxaafadda Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegayaa inuu saxiixay xeerka muranka badan dhaliyey ee saxaafadda. Xeerkan oo maanta lagu wado in uu wasiirka warfaafinta ku dhawaaqo ayey saxaafadda in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin:-Ma jiro Qodob Dastuuri Ah Oo Muddo U Cayimaya Soo Magacaabista Raiisulwasaaraha Maanta ayaa laga joogaa 30 maalin markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali kheyrre waxaana la sugayay in Madaxweyne Farmaajo soo magacaabo ra’iisul wasaare soona dhisa xukuumad sii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur “ Nafaqo-darro Xun Ayaa Dalka Ku Haysata Caruurta Iyo Haweenka Soomaaliyeed” Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee DFS Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee Soomaaliya Gaara ahaan UNICEF-Somalia, Waxaa sharaf Weyn u ah in ay soo saarto manta natiijada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ku Kala Aragti Duwan Waxa Laga Filan Karo Kulanka Garoowe Ku Dhaxmaraya Hoggaamiyaasha Jubbaland & Puntland Magaalada Garoowe waxa ka soconaya kulan u dhaxeeya Madaxwaynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo aan ka qayb galin shirkii Dhuusmareb-3. Ujeedka kulankan ayaa ah sidii labada Madaxweyne ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Geeska Afrika Oo U Soo Gudubtay Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Geeska Africa oo ka mid ah naadiyada u soo gudbay horyaalka Somalia Premier League 2020-2021 ayaa maamulkeeda waxa ay sheegeyn in ay sameeyeen taariikh aad u wanaagsan,maadam…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deni oo La Kulmay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland kuwaas oo u gogol xaaraysa in dowlad goboleedkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Tababar u Xiray Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Galmudug Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka loosoo xiray oo la laylinayey…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ma jiro Qodob Dastuuri ah oo Muddo u Cayimaya Soo Magacaabista Raiisulwasaaraha Maanta ayaa laga joogaa 30 maalin markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali kheyrre waxaana la sugayay in Madaxweyne Farmaajo soo magacaabo ra’iisul wasaare soona dhisa xukuumad sii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ee Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa axaddii magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulkaasi. Wareegto uu soo saaray madaxweynaha ayaa lagu yiri “Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin:-Muqtaar Maxamed Oo Muqdisho ku Xannaaneeya Ku Dhowaad 500 Oo Digaag Hal-abuurku waa feker ka dhex guuxaya qof kasta oo caafimad qaba, balse hergelinta iyo sida ay cid kasta ugu go’antahay ayaa lagu kala duwanyahay, waxana ka gun gaara oo Guulaysta…