DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “ Sheeko:Arrimaha Amniga Degaanada Koonfur Galbeed , maalmihii la soo dhaafay waxa ka dhacay falal lidi ku ah amniga waxana deganadaas sidoo kale ka dhacay falal fool xun oo lidi ku ah diinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta Dowladda Federaalka ah ay Dalka uga Ceyrisay Madaxii Hey’adda CARE Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka ah Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo, kana shaqeyn karin.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamuud Maxamed “Waan U Mahad Celinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Gaystay Qabsoomida Tartankii Kubbadda Cagta Ee Is Dhaxgalka Degmada Diinsoor ” Xogahaya Isboortiga Degmada Diinsoor Maxamuud Maxamed ayaa Goobjoog ugu waramay tartan kubbadda cagta ah oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Diinsoor,isagoo u mahad celiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay iyo dadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Saaray. Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii August 1o ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay maanta la yeesheen sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mowfiqka Beesha Caalamka Ee Dhuusamareeb 3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda Albayrak oo Gaaray Heshiis Hordhac ah Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta lagu kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskan oo dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:-Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo ku taliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Hambalyo U Diray Wasiir Axmed Shido Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa,kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba ayaa hambalyo u diray Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo ku guulaystay Wasiirka Maaliyadda Africa.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Dhuusamareeb3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Oo Soo Xirey Tartan U Socday Kooxaha Mudo bil ah oo degmada Diinsoor uu ka socday tartan u dhaxeeya kooxaha ka dhisa Diinsoor ayna soo qaban qaabiyeen jaaliyada Koonfur Galbeed ee ka soo jeeda dDiinsoor ayaa la…