Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Sheeko:Baarlamaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ka Tirsan Hirshabeelle oo Caawa Lagu Dilay Jowhar Kooxo hubeysan ayaa caawa gudaha magaalada Jowhar ku toogtay wasiirkii Beeraha maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Faarax Axmed(Karaani). Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Hanti-wadaag, xildhibaanka ayaana la toogtay xili uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Laamaha Amniga Faray In Baaritaan Rasmi Ah Lagu Sameeyo Weerarkii Argagaxiso Ee Ka Dhacay Muqdisho Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuled ayaa maanta kulan la qaatay laamaha amniga dalka. Kulanka oo looga hadlay adkeynta amniga dalka, ayaa Mudane Mahdi Guuleed waxuu laamaha amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goofgaduud: Al-shabaab oo Askari Meyd Ah u Adeegsaday Dilka Saraakiil Tiro lix qof ka badan ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen halka shan kale ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Bay. Qaraxa oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Isboortiga Degmada Beledweyne Oo U Mahadceliyay Taageerayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Waxaa hakad la giliyay tartankii kubadda cagta ee ka socday Garoonka Laqanyo Stadium kaasi oo aay qabsoomiddiisa iska kaashanayeen Ururka kubadda cagta degmada Beledweyne oo kaashanaya kan gobolka Hiiraan,loona qabtay 8-naadi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Falcelin Rajo Xummo Ah oo Madax Badani Ka Bixiyeen Khudbaddii Farmaajo ee Golaha Shacabka Mas’uuliyiin badan oo heer dowlad goboleed, heer axsaab ama aqoonyahan intaba waa ka falceliyeen khubaddii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka jeediyey golaha shacabka iyaga oo ka muujiyey niyad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Guud Ee Qaraxii Hotel Elite. Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay soo afjaray dagaal ka dhex socday hotelka Elite oo dacalka ku haayo xeebta Liido, kadib markii weerarka lagu qaaday, waxaana lasoo ogaaday khasaaraha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Dowlad goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee lagu madlansan yahay inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo hadda ku sugan yihiin madaxweyne Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaafinta Qaraxii Ka Dhacay Hotel Elite Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax galinkii dambe ee maanta ka dhacay hotelka Elite ee ku yaalla agaarka xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, waxaana soo baxayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afhayeenka Farmaajo oo Laaley Sharciyadda iyo Shaqada Aqalka Sare Agaasimaha warbaahinta ee Villa Somalia Cabdinuur Maxamed ayaa qoraal uu goordhow soo dhigay bartiisa Faceboogga waxaa uu inkiray sharciyadda uu dastuurka KMG ah siinayo golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka…