Qarax Ka Dhacay Hotel Ku Yaalla Liido Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka ka imaanaya xeebta Xamar ayaa sheegaya in goordhow uu qarax ka dhacay halkaasi, kadibna laga maqlay rasaas dhinacyo badan ka dhaceysa. Wararka ayaa intaas ku daraya in rasaasta ay… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka sare: Madaxweynaha Waxaa uu si Layaab leh ugu Xadgudbay Dastuurka Khudbaddan hoose waxaa goordhow golaha aqalka sare ka jeediyey guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi, waxaa qoray Cabdicasis Gurbiye, Akhriso: Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka Sare: Hadaljeedinta madaxweynaha waxaa uu ku saleeyey waajibaadka madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiya Aqalka Sare Oo sheegay In Madaxwayne Farmaajo Uu Ku Xad gudbay Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Madaxwayne Farmaajo uu ku xad gudbay Daturka,kadib khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullahi Farmaajo uu ka hor jeediyay Xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Loo Furay Kooxaha Magaalada Baladweyne Tartan kubadda cagta ah oo aay ka qeyb galayaan 8-koox oo ka kala socda Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ayeey ka furmay Garoonka kubadda cagta ee Laqanyo Stadium. Guddoomiyaha Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir oo Xarun Caafimaad Ka Hirgeliyey Degmada Kaxda Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xaruma cusub oo ay kamid yihiin xarunta Hooyada iyo dhalaanka MCH-ka degmada Kaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dhuusamareeb 3 Magaalada Dhuusamareeb waxaa ay isu diyaarisay martigelinta shirweynaha Soomaaliya ee doorashada, waxaana hadda soo dhameystirmay dhammaan hawlihii qabanqaabada. Wufuudda caasimadda Galmudug joogta waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliyeed Maxamed Cabdulahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musawac Lagu Hago Maraakiibta Kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho oo La Hirgeliyey Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala galay in maraakiibtu ay si fudud ugu soo hirtaan dekadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3 Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3. Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii…