Madaxweyne Lafta-gareen oo Gaaray Dhuusamareeb Sheeko:Baarlamaanka Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Shirkan oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo: Waxaan Golaha shacabka Ku soo celin Doonaa Heshiiska Aan La Gaarno Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ooop la hadlayey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u sheegay in wada hadliddu tahay heshiis, isaga oo balanqaaday in golaha uu ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb 3 oo Qaban-qaabadiisu Dhameystirantay, Akhriso Filashada Wararka ay heleyso Goobjoog News ayaa sheegaya in haatan ay soo dhameystirantay qabanqaabada shirka Dhuusamareeb 3 iyada oo wufuudda heer federaal iyo kuwa dowlad goboleedyada ay intaba xirxirteen boorsooyinka, kuna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka wasiiru-dowle Ka Tirsan Puntland oo Geeriyooday Waxaa saaka isbitaalka ku yaalla magaalada Garowe ku geeriyooday wasiiru dowlihii madaxtooyada maamulka Puntland Maxamed Xasan Ciise. Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe waxaa uu ku xanuunsanaayey isbitaalka, waxaana la damacsanaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cusmaan Carfaaye “Waxaan Xafiiska U Baneeyay Bahda Isboortiga Degmada Dherkenley” Guddoomiyihii hore isboortiga Degmada Dharkenlay Cusmaan Carfaaye ayaa ka tagay shaqadii ku hayay demada, wuxuuna sababaha ugu weyn uu ugu tagay shaqada ku sheegay in doonayo in fursad la siiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Guddiga joogtada ah ee golaha aqlka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ku leh magaalada Muqdisho, Ajanadaha kulanka waxaa lagu sheegay sedex qodob, kuwaas oo kala ah. 1…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib u Dhac Maanta Ku Yimid Furitaanka Shirka Dhuusamareeb3 Waxaa dib u dhacay shirkii shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu madlansanaa inuu maanta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Shirka ayaa ballanku ahaa inuu furmo in la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Golaha Shacabka Hortagaya Golaha shacabka ee Baalmaanfederaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa kulan ku leeyhay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, Golaha ayaa lagu wadaa inuu horyimaado madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabis Weyn Oo Laga Qabo Fatahaad Beledweyne Iyo Jowhar Roobab ka da’aya Buuralayda Itoobiya, ayaa sababay in uu soo buuxsamo Wabiga shabeelle, taa oo sare u qaadday cabsida laga qabo in uu Webiga sameeyo fatahaado. Degmooyinka Beledweyn iyo Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Oo Ku Laabtay Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,kaddib socdaal hawleed qaatay mudo labo usbuuc ah. Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo…