Ciidamada Kumaandooska Danab oo Howlgallo Ka Sameeyey Mudug Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay Gacanta kusoo dhigay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, ka dib howl-gallo y ka sameeyeen nawaaxiga Degmada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Lugu Dilay Gaalkacyo. Waxaa saaka dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku geeriyooday taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland G/sare Cismaan Cumar Maxamed. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhaxeeyey maleeshiyaad taageersan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Khamri iyo Raggii Ka Ganacsanayay Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF iyo kuwa Booliiska ayaa xalay howlgal ay ka fuliyay xerada Kabidda ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Howlgalka ciidamada ay sameeyen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya “Waxaan Taagereynaa Midnimada Soomaaliya” Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya. Halkan Ka Daawio Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Marka: Waxaa Jira Degaanno Go’doonsan oo ay Tahay in Diyaarad Wax Loogu Geeyo Guddoomiyaha degmada Marka ee maamulka gobolka Shabeellaha hoose Cabdullaahi Cali Axmed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay xaalada fatahaadaha Webiga Shabeelle uu samaeynayo deegaanno badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa U Qabsoomay Maamulaha Xulka Qaranka? Sanad ayaa iminka u buuxsantay wakiilla gaarka ee ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya macallin Saciid Cabdi Haybe waxaana mudadii la soo dhaafay wax qabadkiisa laga dareemayay guulaha Xulka ee ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Itoobiya: Ma Aqoonsanin Somaliland, Waxaanna Taagereynaa Midnimada Soomaaliya Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya. “Arrinta ku saabsan Somaliland, waxay qeyb ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Ganacsatada Gobolka Mudug? Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan kula la qaatay xarunta madaxtooyada magalaada Gaalkacyo qaar kamid ah ganacsatada gobolka Mudug ee ka soo jeeda Puntland. Ganacsatada ayaa madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Maanta Iska Diiday Ka Doodista Ajandihii Lagu Ballansanaa Golaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah si cad u diiday ka doodista hindise sharciyeedka dambiyada la xiriira Galmada, kaas oo ahaa ajandihii golaha saaka loo…