Day: January 2, 2021
-
Gobalada
Daawo: Khudbadooyinkii Gababada Shirkii Garowe.
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Ahmed Mohamed Islaamayaa gabagabadii shirweynaha Heritage ee Garowe ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay dhinacyo kala duwan.…
Read More » -
Gobalada
Rugta Ganacsiga Hirshabeelle oo Ka Hortimid Kala dirista Rugta Ganacsiga Soomaaliya
Warsaxaafadeed ay soo saareen Rugta Ganacsiga Hirshabeele ayaa looga soo horjeestay kala diristii Wasaarada Ganacsiga dowladda ay ku sameysay Rugta…
Read More » -
Gobalada
Xukuumadda Farmaajo oo ka hadashay Qarax lagu dilay Injineero Turki ah
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee maanta Barqanimadii duleedka magaalada Muqdiso lagula eegtay qaar ka mid…
Read More » -
Gobalada
Dowladda Turkiga oo ka Hadashay Qarax Lagu Dilay Muwaadiniinteeda
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarka ay ku dhaawacmeen 4 shaqaale oo Turki ah. Hal muwaadin oo…
Read More » -
amaanka
Akhriso war-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Garowe.
Waxaa goordhaw magaalada Garowe ee xarunta gobalka nugaa lagu soo gabagabeyay Shir muddo seddax maalin ah uga socday madaxkatirsan dowladda,…
Read More » -
amaanka
Faahfaahin: 2 Qof oo Midi Turki Yahay oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Jidka Afgooye
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay wadda Afgooye gaar ahaan Kaamamka Saddex Buurood…
Read More » -
amaanka
Afghanistan oo Lagu Dilay Suxufigii 50-aad ee Sanadkii 2020
Sida laga soo xigtay hey’adda Suxufiyiinta aan Xudduudda Lahayn ee loo soo gaabiyo “RSF” sanadkii dhammaaday ee 2020-ka waxaa dunida…
Read More » -
amaanka
Mareykanka oo Duqeeyey Idaacad Ay Leedahay Al-shabaab
Ciidamada cirka Mareykanka ayaa la sheegayaa in Drone ay ku duqeeyaan deegaanka kuunya Baroow ee hoostaga gobalka Shabeellada Hoose. Duqeymahan…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Puntland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Madaxdii Martida Ku Aheyd Garowe
Kulan dooceed ayaa waxaa habeenimadii xalay magaalada Garowe ku yeeshay madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo ah martigeliyaha shirka…
Read More » -
amaanka
Deg-Deg : Qarax Goordhaw Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Wararka naga soo gaarayo inta u dhaxeeyso deegaanka Xaawo Cabdi iyo Calamada ee duleedka magaaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhaw…
Read More »