Qaraxyo Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Balcad Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee maanta ay qaraxyo ka dhaceen degmada, waxaana kasoo baxayo warar kala duwan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Mamnuucday In Hubka Lala Galo Gudaha Garoonka Aadan Cadde War-safaadeed kasoo baxay wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey in gudaha garoonka Aadan Cadde lala galo hub, waxaana arrintaan lagu sheegay xaqiijinta amniga garoonka sida…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Faransiiska oo Ka Hadlay Askar Lagu Dilay Gudaha Mali Labo Askari oo u dhashay dalka Faransiiska aya lagu dilay gudaha wadanka Mali, dilkaan aya ka dhacay waqooyi barri ee caasimada Bamako, kadib markii gaari ay lasocdeen uu la kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Koonfur Galbeed Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmaga Buurhakaba gobolka Bay ay ku qabteen rag ka tirsan Alshabab, sidoo kale ay ku burburiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Murashixiinta oo Dowladda uga Digay Bixinta Shatiyada Shidaalka. Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxtinimo ee dalka doorashada 2021, ayaa sheegay in ay ka digayan Heshiisyada Baarista iyo Qodista shidaalka dalka ee ay dowladd la gaareyso shirkada Shidaal baarista ,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weerar Lagu dilay 49 Qof oo Ka Dhacay Niger Koox looga shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Islaamiyiinta galbeedka Afrika ayaa la sheegayaa in ay dad rayid ah ku dileen dalka Niger. Sida ay qortay Reuter’s , ugu yaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wiil Ku Geeriyooday Galmudug Isagoo Kubad Ciyaaraya Wiil dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday magaalada Dhusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug , xili uu ciyaarayey kubadda cagta sida ay sheegayaan warar aan ka heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weerar Ka Dhacay Degmo Kamid ah Muqdisho iyo Toogasho Xigtay Wararka laga helayo degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayan in nin hubeysan uu Bam gacmeed uu xalay ku weeraray ciidamo ka tirsan dowladda kuwaas oo fariisin ay…