Congress-ka oo Guusha Siiyey Joe Biden Sheeko:Amniga Congress-ka Mareykanka ayaa goordhow waxaa uu guusha siiyey madaxweynaha la doortay Joe Biden kadib markii uu fariistay. Labada aqal ee Mareykanka ayaa diiday in codadka electoral votes-ka ee Biden laga jaro kuwa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin: Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax saaka ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaas oo ay ka dhasheen khasaare. Qarax ka dhacay waddada Cabdiqaasim oo ku taalla agagaarka KM 4 ee caasimadda Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Congress-ka oo Dib u Shaqo Bilaabay iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mareykanka oo Ka Hadlay Rabshada Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Mike Penc ayaa waxaa uu ka hadlay rabasho xalay ka dhacay Congress-ka kadib markii taageerayaasha Trump ay gudaha u galeen aqalka, shaqana joojiyeen taasi oo keentay iney…