Xasan Sheekh”Dowladdu Waa Iney Shacabka U Sharaxdaa Sababta Jubbaland Aysan Umaamulikarin Labada Goobood Ee Doorashada Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynihii hore ee dowladda federalka Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday Garowe oo lagu maamusayey laba sano guuradii kasoo wareegtay markii la doortay madaxweyne Deni ayaa… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxamed Deeq “Waa Mas’uuliyad Adag In Lagaaga Yeero Xulka Qaranka” Daafaca qibrada wanaagsan ee kooxda kubbadda cagta Jubaland Maxamed Cumar Cabdi ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay u dheelista Xulka Qaranka Soomaaliya,ka dib markii laacib Maxamed lagu soo daray liis…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Shirkadda Twitter oo Si Kamadambeys ah u Hikisay Akoonka Ololaha Trump Shirkadda Twitter ayaa sababo laxariira ku xadgudubka xeerarka shirkadda uhakisay akoonkii ololaha doorashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kadib markii mareegta ololaha Trump lasoo galiyay sawirka astaanta shirkadda, oo uu lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdiqaadir Dacar “Horomar Wacan Macallin Daadir Amiin” Saxiibada iyo ciyaartooydii hore Soomaaliya ayaa hambalyo dhiirigelin ah u diray macallinka Gobolka Banaadir Daadir Amiin Cali,kaas oo ku guulaystay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Warbixiyey Dadaalladiisa La Xiriirta Dhexdhexaadinta Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka sheekeeyey dadaallada uu ku bixiyey dhexdhexaadinta dowladda federaalka ah iyo maamullada kasoo horjeeda. Madaxweynaha Gaumudug ayaa dhanka kale sheegay in maamulkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah. Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo xaruntooda magaalada Jowhar maanta ku yeeshay Kalfadhiga 1aad kulankiisi 15-aad , ayaa ka dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle . Kulanka oo uu shir gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Iney Gudagalayaan Doorashada Qaran Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha maamullada Galmudug, Hirshabeelle Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in xukuumadda ay go’aansatay in la gudogalo doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciiidamada Danab Oo Burburiyay Fariisimo Al-shabaab Ay Ku Lahayeen Gobalka Shabeelada Hoose Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan howl-gallo qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada Danab ay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galladaan ay ciidamada Danab…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Ammaanka Boosaso oo Bilaabay Fulinta Amarkii Ka Soo Baxay Madaxweyne Deni Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka gobolka Bari ee Puntland ayaa saaka magaalada Boosaso ka bilaabay dhaqan gelinta hadalkii kasoo yeerahay madaxweynaha Puntland Siciid Deni ee ku aadanaa diidmada shilinka Soomaaliga.…
2 daqiiqo Sheeko:War Haweney 21-jir ah ayaa Lagu Soo Eedeeyay Dhibaato Loo Geeystay Haweney Somaali ah Dalka Mareykanka. Haweeney 21 jir ah ayaa xabsiga la dhigay iyadoo lala xiriirinayo gacan ka hadal rabshad wata oo dhacay magaalada Minneapolis maanta oo Sabti ah. Sida laga soo xigtay Agaasimaha Warfaafinta…