Nabaddoon Lagu Dilay Degmada Buuhuudle Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka naga soo gaarayo degmada Buuhuudle ee gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo hubeysan habeenimadii xalay ay deegaanka ku dileen mid kamid Nabaddoonnada deegaanka. Marxuumka Xasan Sheikh Suleebaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada Ammaanka Puntland oo Howlgallo Ka Sameeyey Boosaaso Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa xalay hawlgallo xooggan oo amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyey xaafadaha kala duwan ee magaaladu ka kooban tahay. Hawlgalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland oo Xarun Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Ka Samenaysa Dhahar Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ka hirgeliyey xarun lagu diiwaangeliyo dadka cod-bixiyaasha ah doorashada Somaliland. Mas’uuliyiinta Somaliland u qaabbilsan degmadaas ayaa maalmihii tagay ka waday wacyi-gelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Professor Xasan Sheekh Cali “Waa in La Qabtaa Doorasho Ku Saleysan Rabitaan” Professor Xsan n Sheekh Cali oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo la xiriira doorashooyinka dalka oo muran uu ka taagan tahay qaabka loo…