Dad Lagu Dilay Galgaduud iyo Galmudug oo Ka Hadashay Sheeko:Amniga Wararka aan ka helayno gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan hoostaga degmada Balanbal lagu dilay dad shacab ah, kadib markii lagu rasaaseeyey goob ay ku sugnaayeen. Dilkaan ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg Deg: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geeystay oo ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho . Khasaare xooggan ayaa ka dhashay Qarax oo goordhaw ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Qormooyin Maxaa Ka Dhalan Kara Haddii Mareeykanku Isaga Baxo Soomaaliya Taliska Mareykanka ee Afrika AFRICOM wuxuu ku socdaa wadadii uu ugala bixi lahaa dhammaan ciidammada Mareykanka ee jooga Soomaaliya ugu dambeyn 15 Janaayo, 2021 ee sanadkaan, waxaana halkaas ka istaagi…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay Madaxweyne Qoor-Qoor iyo madaxda kale ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen dhiirigelinta macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xuseen “Ma Gudi karno Abaalka Macallimiinteena” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug mudane Xuseen Cabdulle Xasan ayaa sheegay in aysan iloobi doonin macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee markii ugu horeesay taariikhda Galmudug gaarsiiyay fiinaalaha tartanka kubbadda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Fadeexad Hareeysay Guddiga Doorashada Dadban ee Lagu Muransanyahay Muuqaal laga duubay mareegta rasmiga ee guddiga doorashada dadban ee lagu muransanyahay ayaa lagu arkay barta Faceboogga ee ku xiran Website-kooda lagu daabacay maqaal lagu aflagaadeeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Somaliland oo Howlgal Ka Sameeyey Laascaanood Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa howlgalo xalay ka sameeyey xaafadaha ka tirsan magaalada Laascaanood ee gobolaka Sool, kadib wareer Bom gacmeed ah oo magaalada ka dhacay fiidnimadii xalay. Ciidamada ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Guddoomiye KMG ah u Magacaabay Gaalkacyo Madaxweynaha Dowladda Gonoleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr – 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qorqaal kasoo madaxtooyada Puntland ayaa lagu…