Day: January 17, 2021
-
Baarlamaanka
Daawo: Axsaabta Somaliland oo Taageertay Go’aankii Kasoo Baxay Guddiga Doorashooyinka
Hoggaanka axsaabta siyaasadda ee Somalailand oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee caasimadda u ah ayaa kawada hadalay arrimaha…
Read More » -
Bin'aadanimada
Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xaaladda Cunno-yari Ee Ka Jirta Xudur
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan iskudubaridka OCHA ayaa waxaa ay ka deyrinaysaa xaaladaha nolol xumo ee ka taagan magaalada Xudur…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Deni oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Booliis ah
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada qardho ee gobolka Bari tababar ugu soo xiray Cutubyo kamid…
Read More » -
Gobalada
Garsoorayaal Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Afgaanistaan
Kooxa ku hubeeysan Bastoolado ayaa Dila u geeystay Labo Haweeney ah oo Garsoorayaal ka ah maxkamad ku taalla Gudaha Dalka…
Read More » -
Ciyaaraha
Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shaafi Axmed Faarax Oo Dhiirigelin U Sameeyay Ciyaartooyda Galmudug
Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Shaafi Axmed Faarax kana soo jeeda Galmudug ayaa kulan dhiirigelin iyo bogaadin caasimada…
Read More » -
amaanka
Shiinaha Oo Markab usoo Diray Biyaha Soomaaliya
Dowladda Shiinaha ayaa usoo dirtay biyaha Soomaaliya markabkiibta dagaalka kuwaas oo kamid ah maraakiibta ciidanka badda , sabtidii ayuu kasoo…
Read More » -
amaanka
Faahfaahino Dheeraad Oo Ka Soo Baxaya Qarax Lala Eegtay Kolonyo Ka Tirsan Ciidamada Danab
warar dheeeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khaasor geeystay oo saacado ka hor deeganka Tiixsiile oo u dhaw degmada…
Read More » -
amaanka
Xog: Madaxweynaha Oromia iyo Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo Si Qarsoodi ah u Yimid Muqdisho
Madaxweynaha kilinka Oromia iyo taliyaha guud ee ciidanka Itoobiya ayaa la sheegayaa in ay booqasho qarsoodi ah ku yimaadeen caasimadda…
Read More » -
Ganacsiga
Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa amar baaqay dhaqangelinta talooyinkii laga soo saaray xakameynta sicirka Shilinka Soomaaliga oo…
Read More » -
amaanka
Deg Deg Qarax Goordhow Ka Dhacay Shabeellada Hoose
Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhow qarax gobolka lagula eegtay ciidamo ka tirsan…
Read More »