Taliyaha AFICOM oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga Soomaaliya Sheeko:Amniga Taliyaha ciidamada Mareykanka ee taliska Africa ee “AFRICOM” Gen. Stephen Townsend ayaa maanta kulan waxaa uu la qaatay wasiira Gaarshaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha xoogga dalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Colaaddii Daafur Oo Dib U Soo Laba Kac Leysay Iyo Dad 80-qof Ka Badan Oo Ku Dhintay Dagaal u dhexeeya qowmiyado wada degga Suudaan ayaa ka dhacay gobolka galbeed ee Darfur, waxaana ku dhintay 80 qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Suudaan oo soo xiganaysa…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Agaasime Cumar Guure “Way Mahadsanyihiin Madaxda Iyo Bulshada Reer Gaalkacyo” Maamulka Degmada Gaalackyo iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Gaalkacyo ugu sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug mudane Cumar Guure oo mudo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Hore Sheekh Shariif “Waxaan Diyaar U nahay In 8 February Ka Hor Laga Heshiiyo Doorashada” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib maalmo uu ka maqnaa ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Imaaraad-ka Oo Labo Isbitaal Ka Furtay Somaliland Dolwadda Imaraadka Carabta ayaa goobo caafimaad ka furay deegano ka tirsan Soomaliya, Wefdi ka socda Hay’adda Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation ayaa Somaliland ka furtay laba Isbitaal oo qayb…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Madaxa Kooxaha Jubbaland Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Timajilic) ayaa kulan la qaatay madaxda kooxaha Jubaland,wuxuuna u jeedka kulanka ahaa mid uu Guddomiyaha ku shaacinayo in uu yahay musharax markale u…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wariyayaasha Muqdisho Oo Maamulka Madaxweeyne Deni Ka Dalbaday In La Sii Dayo Wariye Kilwe Qaar ka mid ah suxufiyiinta magaalada muqdisho ayaa isugu yimid kulan ay soo agaasimeen ururka suxufiyiinta soomaaliyeed ee SJS, kaas oo lagu dalbanayay in xoriyadiisa uu dib u helo wariye…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasaradaha oo Ka Digay Dhibaato Ka Dhalata Doorashada Soomaaliya Ururka xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa ka digay dhibaatooyin caalami ah oo sanadkan 2021-ka laga yaabo in ay ka dhacaan dunida oo dhan. ICG ayaa warbixinteeda soo baxday December…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Ee Galmudug “Waan U Mahadcelinaynaa Guddoomiye Xasan Axmed Shire” Dhalinyarada Galmudug ka soo jeeda ee degan Gobolka Banaadir ayaa kulan mahadcelin iyo dhiirigelin ah caasimada Muqdisho ugu sameeyay hogaanka Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug ee is badalka ku sameeyay kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Magaalada Xudur Oo La Gaarsiiyay Deeqdii Ugu Horeysay Goordhaw waxaa gaartay garoonka diyaaradaha magaalada Xuddur ee xarunta gobalka bakool diyaarad sidday deeq isugu jirta raashiinka nuucyadiisa kala duwan . Deeqday ayaa waxaa la filaya in loo qeybiyo dadka…