Day: January 19, 2021
-
amaanka
Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya
Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey…
Read More » -
amaanka
Guddoomiyaha Hiiraan: Dowladda Itoobiya ayaa Calankeeda Ka Taagtay Deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay dowladda Itoobiya ay qabsatay deegaanno ka tirsan dhulka…
Read More » -
Ciyaaraha
Agaasime Cumar “Galmudug Way Ku Faraxsantahay In ciyaaryahan Sarqaawi Looga Yeero Xulka Qaranka Soomaaliya”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug mduane Cumar Cabdi Guure ayaa bogaadiyay da’daalka wanaagsan ay soo bandhigeyn xidigaha…
Read More » -
Ciyaaraha
Guddoomiye Dacar “Waa Shaqo Aadag Xilka La Ii Magacaabay”
La Taliyaha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) ayaa loo magacaabay Madaxa Gobolada Xiriirka kubbadda cagyaraha Soomaaliya ee…
Read More » -
amaanka
Qaar Ka Tirsan Maamulka Garasbaaley oo Ku Dhintay Qarax Miino
Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyootay qarax miino oo goordhow ka dhacay gudaha Garasbaaley oo ka taalo duleedka Muqdisho.…
Read More » -
amaanka
Heritage oo Digtay Dagaal Doorasho, Dalbatana Dhexdhexaadinta Beesha Caalamka
Machadka Heritage ayaa qoray faallo la xiriirta kahortagga dagaal doorasho oo dalka ka qarxa iyada oo sheegay in haddii aan…
Read More » -
amaanka
Faahfaahino Ka Soo Baxaya Duqeeyn Ciidamada Mareykanka Ka Fuliyeen Deegaanka Tiyeeglow
Taliska Ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee looyaqaano AFRICOM ayaa war kasoo saaray duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ay…
Read More » -
Ganacsiga
Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga
Madaxweynihii hore ee Puntland ahna guddoomiyaha guddigii loo xil saaray kasoo talobixinta sicirka Shilinka Soomaaliga Cabdiaraxmaan Faroole, ayaa ka digay…
Read More » -
amaanka
Taliska Africom oo Duqeyn Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Gobalka Bakool
Diyaaradaha dagaalka ee aan duuliya wadan ayaa duqeymo ka fuliyay deegaanka Tiyeegloow ee gobalka Bakool ka tirsan halkaas oo la…
Read More »