Day: January 20, 2021
-
amaanka
Wariyeyaal Caawa Lagu Xiray Magaalada Dhuusamareeb
Laamaha amniga maamulka Galmudug ayaa goordhow oo caawa ah xabsiga dhigay wariyeyaasha Cabdullahi Warsame Rooble iyo Maxamed Cabdiwali Tooxow, kuwaas…
Read More » -
amaanka
Trump oo Aqalka Cad Banneeyey, Taagerayaashiisana u Sheegay inuu Soo Noqonayo
Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Mareykanka Trump ayaa banneeyey aqalka cad saacado uun ka hor caaleemo saarka madaxweynaha la doortay John…
Read More » -
Ciyaaraha
Maxay Kawada Hadleen Wasaaradda Iyo Xiriirka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed?
Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa kulan la qaatay madaxda Xiriirka kubbadda cgata Koonfur Galbeed,iyagoo kawada…
Read More » -
amaanka
Qarax Khaasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax qasaaro geeystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay mid…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Iran: Trump Waxaa uu ahaa Mid Dulmi Badan
Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in maanta ay tahay dhammaadka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka, Donald Trump,…
Read More » -
amaanka
Trump Oo Maanta Baneynaya Aqalka Cad
Madaxweeynaha Mareyknak Donald Trump, ayaa la filaya in maanta oo Arbaco ah uu faarujiyo kursiga madaxtinimada dalkaas kadib markii Hogaamiyaha…
Read More » -
amaanka
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Soo Jeediyey Afar Qodob oo Xal u ah Ismariwaaga Doorashada
19 maalin ayaa ka hartay muddo xileedka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, sidaas ay tahay waxaa fashilmay dhammaan jadwaladii doorashada…
Read More » -
amaanka
Ciidanka Dowladda Oo Holwgalo Ka Sameeyay Deegaano Ka Tirsan Jubadda Hoose
Ciidanka kumaandooska dowladda federaalka Soomaaliya gaar kuwa loo yaqaan ee Danab ururka 5-aad oo ka tirsan guutada 16-aad iyo kuwa…
Read More » -
Wararka Dalka
Muhaajiriin Soomaali iyo Ajaanib ah Oo Laga Soobad-baadiyay Xeebaha Giriiga
Muhaajiraan ay Soomaali ku jirto aya lasoo bad-baadiyay kadib markii ay kasoo safreen dalka Turkiga kuwaas oo doonayay in tahariib…
Read More »