Wasaarada Ciyaaraha Jubbaland Oo Dib U Dhigtay Qabashada Doorashada Xiriirka Kubbadda Cagta Sheeko:Cayaaraha Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Jubaland Mudane Cusmaan Xuseen Xaaji Fayruus ayaa soo saaray warqad ay ku cadahay xiliga dhabta aha ee laqaban doono Doorashada Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Jubbaland… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaraxyo Mataano Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad ee Dalka Ciraaq Ugu yaraan illa 13- qof ayaa ku dhimatay kadib qaraxyo mataano ah oo goordhaw ka dhacay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad . Taliyaha Howlgalada Magaalada Ciraaq General Hazem al-Azzawi ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Saxafi Oo La Wareegtay Ciyaaryahan Sarqaawi Kooxda Kubbadda Cagta Saxafi ee ka ciyaarta horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya ayaa la soo wareegtay saaxiibada aad isku jecel ee kaalinta labaad keenay kooxda Galmudug ee kala ah Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga QoorQoor Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Daraawiishta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka mid noqonaya kuwa Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo tababar muddo ku qaadanayay Xerada Tababarada Dhaan-karoone ee duleedka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Cusub ee Mareykanka Oo Dib uga Laabtay Go’aano Horay Uu U Soo saaray Trump Madaxweeynaha Cusub ee Mareykanka loo dhaariyay Joe Biden, oo si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Aqalka Cad ayaa durba bilabay dib u noqoshada go’aamo uu horay u soo saray madaxweynahii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Yaa Dilay Guddoomiye Dhegajuun? Qoraal kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun lagu dilay israsaaseyn ciidan oo ka dhacday inta u dhaxeysa Isgoyska Howlwadaag iyo Isgoyska Jidka Aadan Cadde…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Dhegajuun oo Lagu Dilay Rasaas Ciidan Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun ayaa caasimadda Muqdisho lagu dhex dilay xalay saqdii dhexe. Cabdixakiim iyo ilaaladiisa ayaa la sheegay in rasaas lagu huwiyey xilli ay marayeen isgoyska Jid Mareexaan…