Senator Ilyaas oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Xil Ka Qaadista Guddoomiyaha Hey’adda Kheyraadka Sheeko:Baarlamaanka Senator Ilyaas Xasan oo ka tirsan golaha aqalka sare ahna guddoomiyaha guddiga kheyraadka ee golaha ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadista Ibraahim oo ah guddoomiyaha hey’adda kheyraadka. Gudoomiyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Marka Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa ay sheegayaan inuu halkaas maanta ka dhacay qarax, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan. Qaraxa oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNHCR Oo Sheegtay in Soomaaliya ay Galeen Qoxooti Badan Hey-adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qoxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa shaacisay in Soomaaliya ay galeen qaxooti aad u badan kuwaas oo magan-galyo ka raadsaday, dalkaan dhaca geeska…