Day: January 23, 2021
-
amaanka
Amniga Muqdisho: Dilal ka kala Dhacay Seddax Degmo Oo Ka Tirsan Caasimadda
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilal qorsheeysan oo siyaabo kala kadisan uga dhacay magaalada Muqdisho . Barqanimadii maanta…
Read More » -
amaanka
Weriyihii Caanka ahaa Ee Larry King oo u Geeriyoodey COVID-19
Weriyihii caanka ahaa ee muddada dheer kusoo dhex jiray warbaahinta caalamiga ah ayaa u geeriyoodey COVID-19. Larry King oo muddo…
Read More » -
amaanka
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridday Askari Horay Dil U Geeystay
Maxkamadda Ciidamaa Qalabka Sida, qeybteeda 60-aad, ee deeganada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xukun ku riday Askari, horay u dilay qof…
Read More » -
amaanka
Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geeystay oo Ka Dhacay Degmada Shibis
Wararka naga soo gaarayo degmada Shibis ee Gobalka Banaadir, ayaa sheegaya in uu goordhaw uu qarax halkaasi ka dhacay .…
Read More » -
amaanka
Mooshinka Ka Dhanka Ah Trump oo La Horgeynayo Senate-ka Mareykanka
Kadib heshiis dhex maray labada xisbi ee dimoqoraadiga iyo jamhuuriga, madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa lagu wadaa in arrintiisa la…
Read More » -
amaanka
Soomaaliya: Ciidamada Uganda oo Sheegtay iney Jimcihii Dileen Ku Dhowaad 200 Al-shabaab ah
Ciidamada Uganda eek a tirsan hawlgalka AMISOM ee loo yaqaano The Uganda People’s Defense Forces (UPDF) ayaa sheegay in weerar…
Read More » -
amaanka
Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Ku Dhexmaray Degaan ka Tirsan Gobalka Shabeellada Dhexe
Wararka Inaga soo gaaraya degmada Raagga-ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xoogaan uu halkas ku dhex maray…
Read More »