Kenya Oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Guddiga Xaqiiqa Raadinta Sheeko:Caalamka Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay Go’aankii ka soo baxay guddig xaqiiqa raadinta xalka xuduudda dowladaha soomaaliya iyo kenya . Wasaaradda Arimaha dibadda dowladda kenya ayaa soo dhaweeysay qoraalka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Saadaq Faarax Ducaale “Waxaan Dhaqaale U Aruurinaa Ciyaartooyda Hore Soomaaliya” Saadaq Faarax Ducaale oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Madbacada Qaranka ayaa munaasabada ka dhacday magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen in badan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shir jaraa’id Oo Hey’adaha UNka Uga Haldeen Barnaamijyadooda La Xiriira 2021 Shir ay dhanka internet-ka ah ku yeesheen Hay’adaha kala duwan ee qaramada Midoobay, ayaa looga hadlay barnaamijyada sanadka cusub ee qaramada midoobay 2021. Kulanka oo ay ka soo qeeyb galeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dubbe oo Dhaliilay Warbixin Laga Soo Saaray Tabashada Soomaaliya ee Ka Dhanka ah Kenya Wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa sheegay in guddiga xaqiiqo raadinta ee Djibouti ee baarayey tabashada Soomaaliya eek a dhanka ahaa Kenya ay soo saareen warbixin hal dhinac, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Turkiga oo Sanad ugu Daray Ciidamadiisa Ilaaliya Xeebaha Soomaaliya ee Ladagaalanka Burcad-badeedda Baarlamaanka Turkiga wuxuu ansixiyay talaadadii shalay ahayd xeer madaxweyne oo ku aadan kordhinta howlgalka ciidamada badda Turkiga ee Gacanka Cadmeed, Badda Carbeed iyo biyo-badeedka Soomaaliya muddo hal sano ah. Xeerkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Uganda oo Beenisay Iney Dileen 189 Al-shabaab ah Safiirka Uganda u fadhiga Qaramada Midoobey ayaa beeniyey in ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ay dileen ilaa 189 ka tirsan Al-shabaab. Adonia Ayebare ayaa sheegay in warka sheegaya in UPDF ay…