Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweeysay Guddiyadi Ay Magacaabeen Puntland iyo Jubbaland Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo Soo Dhoweysay Guddiyada ay Magacaabeen Puntland iyo Jubbaland Xubnaha beesha caalamka ayaa soo dhoweeyey xubnaha guddiyada doorashada ee ay magacaabeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Waxaa qoraalka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdirashiid Janan “Markaan Waxaa Galeeyna Xarbi (Dagaal), Sharci Ah Oo Xaq Ah Oo Cirdigeena iyo Sharaftanada Aan Ku Difaaceyno” Wasiirka Amniga dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo goordhaw warbaahinta la hadlay ayaa sheegay faahfaahin ka bixiyay dagaal maalmo ka hor ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ku dhex maray…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo Baaq U Dirtay IGAD Dowladda Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay warbixintii gudiga xaqiiqa raadinta IGAD ee muranka Soomaaliya iyo Keenya. War ka soo baxay wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…