Day: February 1, 2021
-
amaanka
Guudlaawe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe. Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi…
Read More » -
amaanka
Lafta Gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Gaaray Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdi casis Xassan Maxamed Lafta…
Read More » -
amaanka
Taariikh: Kumuu Ahaa Generaal Galaal
Gen. Maxamed Nuur Galaal waxaa uu 1938-dii ku dhashay Tog-dhiyic oo ku dhow Dhuusamareeb ee bartamaha Soomaaliya. Waxbarashadiisa waxaa uu…
Read More » -
amaanka
24 Qaraar oo Ay Tahay Inuu ka Laabto Maalinta ugu Horreysa Madaxweynaha Beddeli-doona Farmaajo!
Madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya waxaa sugaya inuu ka laabto go’aanno qaldan iyo heshiisyo sharci darro ah oo uu galay…
Read More » -
amaanka
Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Xaaladdda Dalka
Midawga Xubana musharixiinta doorshada madaxweeynaha ayaa war ka soo saaray xaaladihii ugu danbeyay ee dalka , si gaar ah shirka…
Read More » -
amaanka
Madaxweeynaha Hirshabelle Oo Hortagay Baarlamanka Maamulkaas
Kulan aan caadi aheyn oo uu yeeshay Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa waxaa horyimid Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabelle Mudane Cali…
Read More » -
amaanka
Rooble oo Baarlamaanka Hortagaya 9-ka Bisha
War saxafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta ayaa tacsi loogu diray walidiinta iyo ehelada dadkii ku dhintay weerarkii shalay lagu…
Read More » -
amaanka
Deg Deg :- Dagaal Ka Dhacay Deegana Hoostaga Dhuusamareeb
Wararka hada naga soo gaarayo Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ayaa Sheegaya in Halkaasi uu hada dib uga qarxay Dagaal…
Read More » -
Caalamka
Hogaamiyaha Mynamar Oo Xabsiga La Dhigay iyo Afgambi Dalkaas ka Dhacay
Wararka naga soo gaaraya dalka Myanmar ayaa sheegaya in dalkaasi ay ciidamada meleteriga ay ka sameeyen afgambi xukunka ay kaga tuureen…
Read More » -
amaanka
Sixitaan: Baarlamaanka Hishabeelle Oo Shir Deg Deg Ah La Isugu Yeeray
Baarlamaanka Hirshabeellle ayaa la filaya in uu kulan deg deg ah yeesho, iyadoo kulanka uu qeyb ka yahay Madaxweynaha maamulkaasi…
Read More »