Badri Axmed “Guul Iyo Horomar Ayaan U Rajaynaa Maamulka Iyo Ciyaartooyda Kooxda Elman” Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Kubbadda Cagta Elman Badri Ahmed Cabdulle ayaa soo dhaweeyay is badalka iyo waxqabadka uu la yimid Guddoomiye Ku Xigeenka Kooxda Elman Cali Axmed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Gobalada Waqooyi Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb Shir jaraa’id oo ay goor dhaw magaalada Muqdisho ku qabteen gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillahi, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland, ayaa lagu sheegay in shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Geesey “Waan Ku Faraxsanahay Abaal Marinta Aan Helay” Gool Haye Cabdullahi Cali Shiine (Geesey) oo ka tirsan kooxda kubbadda cagta Puntland ayaa laga gudoonsiiyay abaal marinta laacibkii ugu wanaagsanaa guud ahaan deeganada Puntland sanadkii la soo dhaafay,waxaana abaal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ma Ku Dhici Karaa Farmaajo Inuu Hakiyo Maanta Awoodaha Fulinta oo Dhan Sidii Xasan Sheekh? Maanta waa 3-da Febraayo 2021-ka, waxaa muddo xileedka dastuuriga ee madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka hartay keliya 5 maalin, isaga xilligaas kadib noqon doona madaxweyne hore sida uu dhigayo qodobka 91aad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO : Maxaa Ku Cusub Ajendayaasha Shirka Dhuusamareeb 4 ? Shirka wadatashiga dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka ayaa saacada soo socda ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Kulanka ayaa looga arin san doona xaaladda guud ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Maamulada Dalka Oo Maanta Furmaya Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug , ka furmaya shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo noqonaya midkii 4 aad oo ay madaxda…