Day: February 4, 2021
-
amaanka
Ururrada Bulshada Rayidka Oo Ku Baaqay in Mar kale Uusan Fashilmin Shirka Dhuusamareeb
Ururrada Bulashada Rayidka ayaa war ka soo saaray shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Doowlad Gobaleedyada dalka uga furmay magaalada…
Read More » -
amaanka
Golaha Shacabka oo Diiday Kulankii Uu Farmaajo Codsaday Jimcaha
Warar aan ka heleneyno xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in guddoonka golaha uu diiday codsigii Madaxweynaha…
Read More » -
Ciyaaraha
Guddoomiye Wiish “Waan U Mahadcelinaynaa Dhamaan Kooxihii Ku Guulaystay Tartamadii Aan Qabanay Sanadkii La Soo Dhaafay 2020 Iyo Xidigaha Gobolka Banaadir”
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa abaalmariyay Kooxda Gobolka Banaadir ee ku guuleysatay ciyaarihii Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, 2020,Tartankii kubbadda Cgata degmooyinka Gobolka Banaadir…
Read More » -
Ciyaaraha
Horseed Oo Madaxa Suuq Gaynta & Warbaahinta U Magacaawaday Ciyaaryahan Hore Kubbadda Cagta
Qoraal Ka soo baxay Maamulka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed ayaa lagu shaaciyay in mudane Cabdi Nuur Maxamed Nuur loo magacaabay…
Read More » -
amaanka
Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb 4
Golaha midawga Musharixiinta xilka madaxtinimada dalka ayaa war ka soo saaray shirka maalinta labaad magaalada dhuusamareeb uga socda Madaxda dowladda…
Read More » -
amaanka
Dhuusamareeb: Labo Qodob oo Ay Heshiis Ka Gaareen Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada
Wararkii ugu dambeeyey ee Dhuusamareeb, xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saaka mar kale uu sodco shirkii Dhuusamareeb 4, ee u…
Read More » -
amaanka
Itoobiya oo Fashilisay Weerar Ka Dhan ahaa Safaaradda Imaaraadka
Ilaa 15 qof ayaa loo xiray kadib markii lagu tuhmay qorshe ah iney weerar ku ahaayeen safaaradda ay Imaaraadka ku…
Read More » -
amaanka
Akhriso : Shir Dhuusamareeb Ka Socda Maalintii Labaad
Magaalada dhuusamreeb waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, kas…
Read More »