Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “Som United Waxaa Ka Go’an Garab Istaagida Akadeemiyada ITAAL Football” Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin garab istaada iyo horomarinta Akadeemiyada ITAAL Football Academy ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abuukaate Daahir Carab “Farmaajo Sharci ahaan maanta wixii ka dambeeya waxaa loogu yeerayaa Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday, Mana qaban karo Awoodihii uu Dastuurku siinaayay”. Abuukaate Daahir Carab oo ka mid ah sharci yaqanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in caawa wixii ka danbeya sharciga uu sheegaya in madaxweeynaha uu waqtigiisa dastuuriga ah dhamaaday. Carab ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiye Mursal Oo Loogu Baaqay In Uu Talada Dalka Kala Wareego Farmaajo Kudladda Musharaxiinta madaxweynaha ee dhax-dhaxaadka ah, ayaa ugu baaqay in xaaladda dalka la bad baadiyo . Musharixiintaan sheegto in ay yihiin dhex dhexaad ayaa sheegay in madaxweeynaha waqtiga ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Ciidamada NISA ee Dhuusamareeb Oo Qarax Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay taliyihii Ciidamada NISA cabdirishiid cabdinuur qooje. Qaraxa oo ka dhacay inta u…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin Gaar Ah oo ku Saabsan Tartankii Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Dhacdooyin Cajiib ah oo aadan ogayn ayaa laga diiwaan galiyay tartankii kubbadda cagta Maamul Goboleedyaada iyo Gobolka Benaadir 2020 oo ay ku guulaystaan kooxda sanadkii sadexaad martigelisay ee Gobolka Banaadir.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Carruur Ah Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyootay G.Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaarayo degmada marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ay Kaamam ku yaalo duleedka degmada ay Carruur ugu geeriyootay Xanuunka Shuban biyoodka . Qoysaskan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Prof.Afyare Cabdi “Fashilka Doorashada Waxaa Qaadanaya Madaxweyne Farmaajo” Prof Afyare Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xaalka dalka uu marayo mar xalad aad u adag . Afyare oo u maramay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Degmada Matabaan Wararka Goobjoog News ka heleyso degmada Matabaan ee Gobalka Hiraan, ayaa sheegaya in saakay ciidamo taabacsan Ururka Ahlu Sunna Waljameca ay la wareegeen gacan ku heeynta degmada . Ciidamada ayaa la sheegay in…