Day: February 8, 2021
-
Ciyaaraha
Ciyaaryahan Hanti Dhowr “Dalkeena Horomar Ayaa Ka Jira”
Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Som United Axmed Cabdi Maxamed (Hanti Dhowr) ee ka ciyaara horyaalaa heerka afaraad dalka Sweden ayaa…
Read More » -
amaanka
Fadhiga Golaha Shacabka Oo Laga Diiday In Uu Ka Soo Qeyb Galo Ra’iisul Wasaare Rooble
Wararka naga soo gaarayo xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegaya in la diiday in uu horyimaado xildhibaanada, waqtigoodu dhamaaday ra’iisul wasaare…
Read More » -
amaanka
Beesha Caalamka oo Ku Baaqday in La Isugu Yimaado Shir Degdeg ah
Qoraal goordhow kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu sheegay in ay tahay la qabto shir degdeg ah oo ku saabsan…
Read More » -
amaanka
Maxaa Loogu Yeerayaa Farmaajo Maanta Kadib?!
Maanta waa 8-dda Febraayo 2021-ka, muddadii dastuuriga aheyd ee xilheynta Maxamed Cabdullahi Farmaajo waa dhacday. Sharci yaqaanno, midowga musharaxiinta, maamullo…
Read More » -
amaanka
Rooble Oo Waxqabadkiisa 100 Maalmood Ka Horjeedinaya Baarlamaanka Mudadiisa Dhamaaday
Golaha shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta kulan koodi caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan xarunta ay sida kumeel gaarka…
Read More » -
amaanka
Midawga Musharixiinta Oo Sheegay Farmaajo In Uu Yahay Madaxweeynihii Hore Ee Dalka
Golaha Midawga Musharixiinta ayaa sheegay in maanta laga bilaabo Farmaajo aysan ugu yeeri doonin madaxweeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya , in uu…
Read More »