Day: February 14, 2021
-
amaanka
Guddoomiye Abshir oo Farmaajo ku yiri: Noloshii iyo Nabadgelyadiina “Dadkii ‘haah’duu hayaa”!
Gudoomiye ku-xigeenka kowaad Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Senator mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa sheegay in Farmaajo intuu dalka…
Read More » -
amaanka
Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Banaanbax Maalinta Jimcaha
Golaha Midawga musharixiinta xilka Madaxweeynanimada dalka oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan ay qaban…
Read More » -
amaanka
Warbixin: Sidee Sharci-darro ku tahay Hannaanka Magacaabista iyo Meelmarinta Golaha Adeegga Garsoorka?
Wasiirka cadaaladda ee dowladda federaalka ah Cabdikadir Maxamed Nuur oo qoraal soo dhigay bartiisa Faceboogga ayaa sheegay in maanta markii…
Read More » -
amaanka
Aqalka Sare oo Laalay Xeerka Farmaajo uu Ku Meelmariyey Golaha Adeegga Garsoorka
Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa laalay golaha adeegga garsoorka isaga oo sheegay iney sharci darro aheyd in loo…
Read More » -
amaanka
Wasiirka Cadaaladda “Dalku Wuxuu Leeyahay Gole Adeeg Garsoor Oo madaxbanaan “
Xukuumadda Soomaaliya ee mudda xileedkooda dastuuriga ah dhamaaday ayaa sheegtay in gebi ahaanba la dhameeystiray dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka dalka.…
Read More » -
amaanka
Labo Haween Ah oo Lagu Dilay Muqdisho
Koox hubeysan ayaa goordhow waxaa la sheegayaa in labo haween ah ku dileen xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile. Wararka ayaa…
Read More »