Jaamacadd SIMAD Oo Markii Ugu Horeeysay Xafladda Qalanjabinta Jaamacadda Ku Qabatay Qaab Online-ah Sheeko:Arrimaha Amniga Jaamacadda SIMAD ayaa maanta markii ugu horeysay dalka Soomaaliya ku qabatay Xaflad Qabinjebin oo qaab fogaan arag ah (virtual). Xafladdaan qalinjebinta ee Dufcadda 16-aad ee Jaamacadda SIMAD ayaa qorshaheedu ahaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Soo Bandhigay Waxyaabahii U Qabsoomay Sanadkii Lasoo dhaafay 2020 Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwaynaha Guddiga Isboortiga Gobolka Banaadir 2021,Shirkan oo oo ka dhacay xarunta Guddiga Olombikad Qaranka Soomaaliyeed ee GOS ayaa looga hadlay waxqabadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Sheegtay In Afar Milyan Ay Wajahayaan Cuna Yari Loona Baahan Yahay $1.9 Bilyan Qaramada Midoobay ayaa war ka soo saartay xaaladda Bini’aadanimo iyo cunna yari ee ka jirta gobalada dalka Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu sheegay in xaalad cuna yar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sida uu Corona Virus ugu soo Laba Kacleeyey Soomaaliya Shir saacadihii tagay ay qabatay xukuumadda federaalka gaar ahaan Guddiga Ka Hortagga iyo Maaraynta soo laba-Kaclaynta Caabuqa COVID-19, kana qeyb galeen Mahdi Guuleed oo ah raísul wasaare ku xigeenka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo Bilaabay Baarista Lacagaha iyo Deeqaha Ku Baxay COVID 19 Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee qaranka ayaa baaris la xiriirta hawlaha COVID 19 ee Soomaaliya ka bilaabay Muqdisho isaga oo arrintaa 7-badii bishan ku wargeliyey wasaaradda caafimaadka iyo xafiiska ra’isul wasaaraha.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Saxiixay Guddi Kale oo Sharci Ahaantiisa La Isku Heysto Waxaa markale soo baxay warar sheegaya in madaxweeynaha Waqtigiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, uu saxiixay guddiga guddiga madaxabanaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa, arrintan ayaa imaaneysa iyada uu welli muran ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 37 Sano Guuradii Ka Soo Wareegatay Xasuuqii Wagalla Waxaa maanta la xusaya 37 sano guuradii ka soo wareegatay xasuuqii lagu laayay dadka shacabka ah ee ku suganna deegaanka Waagala ee ka tirsan gobalka waqooyi barri ee dalka Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Maxaa Sababay In Uu Dib U Dhaco Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 15-ka bisha Febraayo , gebi ahaanba dib u dhacay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobaleedyada dalka . Shirkan oo uu horay ugu baaqay…