Akhriso: Wararkii Ugu Danbeyay ee Banaanbaxa Beri Sheeko:Arrimaha Amniga Beri oo Jimca ah ayaa la filaya in magaalada Muqdisho uu ka dhaco banaanbaxii ugu weyna ay soo abaabulaan xubnaha Mucaaradka. Banaanbaxa oo ka dhici doona Daljirka Dahsoon, ayaa waxaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Falcelinta Ciidanka ee Banaabaxa Jimcaha iyo Xaaladda Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Daljirka Dahsoon oo ah goobta lagu balan san yahay in uu berri ka dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen Midawga Musharixiinta ayaa la sheegaya in ciidamo fara…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Xaashi “Waxaan ka xumahay dowladda Farmaajo, shirarkii ay ku qabaneysay Dhuusamareeb iyo Muqdisho ma aheyn shirar Soomaali kawada dhaxeeya” Waxaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, Gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS Cabdi Xaashi Cabdillahi iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobalada waqooyi. Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Dibad-baxayaasha Uga Horreeya Daljika Daahsoon? Jimcaha waxaa lagu wadaa in dibadbax ay soo abaabuleen kooxda musharaxiinta Jaziira lagu qabto Daljirka Daahsoon ee bartamaha Muqdisho. Si arrintaasi u suuragasho, wararka ayaa sheegaya in madaxweyneyaashii hore ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Murashaxiinta oo Ku Gacan Seyray Go’aankii DF ay Ku Mamnuucday isu imaatinka Dadweynaha Midowga murashaxiinta mucaaradka ay ayaa si adag uga hor yimid go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku shaacisay in la joojiyay isu imaatinka dadweynaha sababa la xiriira cudurka COVID-19 oo la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmaya Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in shirka wada tashiga ah ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka uu maanta si rasmi ah uga furmayo…