Day: February 22, 2021
-
Baarlamaanka
Guddoomiye Abshir: Habdhaqanka Farmaajo Waa Mid Dhego iyo Indho La’a, Nabaddana dan kama laha
Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed, oo ka hadlay baaqa Madaxweeynihii hore Farmaajo ee ku aaddan…
Read More » -
amaanka
Midowga Musharaxiinta Oo Markale Ku Baaqay Dibadbaxyo Looga Soo horjeedo Madaxweynihii Hore Soomaaliya Ee Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku baaqay bannaan bax maalinta jimcaha oo ku beegan 26…
Read More » -
amaanka
Midawga Musharixiinta Oo Banaanbax Kale Ku Baaqay Jimcaha
Midawga Musharixiinta oo Goordhaw shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mar kale ay qaban doonaan banaanbax looga…
Read More » -
amaanka
DR. Cemalettin Kani “Digniinta Hogaamiyaha Puntland, baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka”
DR. Cemalettin Kani Torun safiirkii hore Turkiga u fadhiyay Mogadisho ayaa ka hadlay xaalladda jahawareerka siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoona baaq…
Read More » -
amaanka
Deni ” Dowladdaan waxa ay aad u isticmaasha dadka Soomaaliyeed meesha ay ka liitaan oo Qabiilka ah
Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa xalay khudbad dhinacya badan taabaneysa waxa uu u jeediyay shacabka dowlad gobaleedka Puntland, taas oo…
Read More » -
amaanka
Golaha Ammaanka Oo Cusbooneysiinaya Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
Golaha Ammaanka Qaramada midobay ayaa maanta oo Isniin ah la filaya in ay kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya ay ku…
Read More » -
amaanka
Shirkii uu Ku Baaqay Farmaajo oo Fashilmay
Waxaa Axaddii Villa Somalia ka dhacay shir ay dowladda federaalka ah ku sheegtay horudhac kaas oo ay kasoo qeyb galeen…
Read More »