Ugaaska Beesha Xawaadle Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Allaah U Naxariisto waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed. Ugaas Xasan ayaa waxa uu u geeriyooday xanuunka Covid-19 oo hayay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha caalamka: Waa in DF iyo Maamul Goboleedyada Ku Heshiiyaan Hirgelinta Doorashada Beesha caalamka ayaa saxiixayaasha heshiiskii 17-kii September waxay ku baaqday in ay si degdeg ah isugu yimaadaan si loo dhameeyo hawlaha doorashada iyada oo laga ambaqaadayo shaqadii guddiga farsamo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Gaaray Kismaayo Waxaa magaalda Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland gaaray wafdi uu hogaamminayo Ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan . Wafdiga ayaa waxa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga : Mudaharaad Hub Wata Oo Dad Hubeysan Wataan Sideedaba Lama Ogolaan Karo” Wasiirka wasaaradda Amniga Xassan Xundubeey Jimcaale oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda aysan marnaba aqbaleynin banaanbax ka dhaca caasimadda. Xundubey ayaa sheegay ay siyaadeyday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin Oo Ka Tagay Kooxda Geeska Afrika Qoraal Ka Soo Baxay Daadir Amiin Cali oo ahaa tababarihii kooxda kubbadda cagta Geeska Afrika ayuu ku shaaciyay in gabi ahaan uu ka tagay kooxdii uu maamulayay,isagoo u suuri geliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Xamar Weyne ayaa sheegaya in goordhaw uu saldhigga degmada uu ka dhacay qarax xoogaan . Qaraxana ayaa inta badan laga maqlay dhawaqiisa degmooyinka Gobalka banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga António Guterres: Aad Ayaan uga walaacsanahay rabshadaha ka dillaacay magaalada Muqdisho António Guterres Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin xaaladda cakiran ee Soomaaliya . Guterres ayaa sheegay in dhinacyada siyaasadda isku hayo loo bahan…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan: Su’aal ayaa ka taagan Sharci Ahaansha Villa Soomaaliya Uu Ku Joogo Madaxweeynaha James Swan Wakiilka Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya , ayaa khudbad dhinacya badan taabaneyso uu kaga hadlay arrimaha Soomaaliya waxa uu ka jeeydiyay shirka Golaha Ammaanka QM oo…