Mucaaradka Musharaxiinta Oo Villa Somalia Kaga Digay In La Carqaladeeyo Banaanbaxa Maalinta Jimcaha Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada Daljirka Daahsoon ,iyagoo ka digay in Dowladda ay hor istaagto… 1 daqiiqo