Kulanka Rooble iyo Musharixiinta Oo Ka Furmay Muqdisho
Sheeko:Arrimaha Amniga
waxaa goordhaw magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Rooble iyo xubnaha midawga musharixiinta.
Kulankan oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka taagay ayaa waxa uu ka dhacaya Hotel Decale .
Rooble ayaa waxa ku wehlinaya kuanka Madaxweeynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed.