Maxkamadda ICJ Oo Shaacisay Waqtiga ay Bilaabmeyso Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya. Sheeko:Amniga Maxkamadda ICJ waxay ay goordhaw ku dhawaaqday in dhegeysiga dacwadda Soomaaliya ee ka dhanka ah Kenya ee Badda labada dal uu billaaban doono Isniinta 15-ka bishaan Maarso, 3-da galabnimo wakhtiga Hague,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Caafimaadka oo Dalbatay in Xayiraad La Saaro Dalka oo Dhan Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Fawsiyo Abiikar ayaa sheegay in si loo xakameeyo faafinta cudurka Covid 19 ay tahay in xayiraad lagu soo rogo guud ahaan dalka. Fawsiyo oo in muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Uganda oo Kun Askari Oo Hawlgab ahaa u soo Direysa Soomaaliya Ilaa kun askari oo Uganda ahaa, kuna jiray xilliga hawlgabka ayaa dib loogu yeeray si loogu soo diro Soomaaliya oo ay qeyb uga noqdaan kuwa nabad ilaalinta AMISOM. Maj Bilal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Décalé: Rooble iyo Musharaxiinta oo Maanta Guddiyo Ku Dhawaaqaya Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble iyo midowga musharaxiinta oo maanta kulan qado ku leh Décalé Airport Hotel ayaa lagu wadaa iney dhisaan guddiyo. Ilo ku dhow shirka oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy Axmed oo Lagu Eedeeyey Isir Sifeyn Xogo qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka ayaa la sheegayaa in lagu helay ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo maleeshiyaadka daacadda u ah iney wadaan isir sifeyn ka dhan…