Wasiirka Caafimaadka oo Dalbatay in Xayiraad La Saaro Dalka oo Dhan
Sheeko:Baarlamaanka
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Fawsiyo Abiikar ayaa sheegay in si loo xakameeyo faafinta cudurka Covid 19 ay tahay in xayiraad lagu soo rogo guud ahaan dalka.
Fawsiyo oo in muddo ah ka sheeganeysay arrimaha ayaa goordhow waxaa ay barteeda Twitterka ku qortay