Waxaa markale fashilmay shir uu madaxda dowlad gobaleedyada dalka ugu Baaqay Farmaajo in ay isugu yimaanada Magaalada Muqdisho.
Maanta oo khamiis ah ayaa la qorsheynayay in uu qabsoomo shirka wadatashiga arrimaha Doorashooyinka Dalka , kaas oo Muqdisho uga furmi lahaa madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Farmaajo .
Talaadadii todobaadkan ayaa madaxweeynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi oo lagu dhameystirayo heshiiskii arrimaha Doorashooyinka .




From the comments