Waa Kuma Afhayeenka Cusub Ee Urrur Gobaleedka IGAD? Sheeko:Amniga Xoghayaha Fulinta ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada (IGAD) H.E. Dr Workneh Gebeyehu ayaa maanta Nuur Maxamuud Sheekh u magacabay Afhayeenka Urur gobaleedka IGAD . Nuur Maxamuud Wuxuu muddo 30 sano ah ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda iyo Mucaaradka Oo Sheegay In Dib Loo Furi Doono Wadahadaladii u Dhaxeeyay Labada Dhinac Xubna ka tirsan midawga Musharixiinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dib loo bilaabo wada hadaladii fashilmay ee u dhaxeeyay Midawga Musharixiinta iyo Xukuumadda xilgaarsiinta . Daahir Maxamuud Geelle…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Turkiga Oo Sheegay In Soomaaliya Uu Ku Wareejiyay Saldhig Militeri Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku warejisay xero lagu tababaro Ciidamada Xoogga Soomaaliya. War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa lagu sheegay in Mas’uuliyiinta Soomaaliya lagu wareejiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Senate-ka Mareykanka Oo Meel Mariyay Sharci Horay Trump U diiday Golaha Senate-ka ayaa ansixiyay $ 1.9 tiriliyan oo doolar oo ah qorshaha gargaarka coronavirus Sabtidii, taas oo ka dhigaysa Congress-ka hal talaabo oo u dhow fulinta ballanqaadkii doorashada ee Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Ka Tacsiyadeyay Geerida ku Timid Xildhibaan Cali Axmed Dhahar Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa geeriyooday kadib markii uu dhaawc uu ka soo gaaray shil gaari uu galay . Xildhibaanka…