Qarax Ay Ku Dhaawacmeen 600 Oo Ka Dhacay Equatorial Guinea Sheeko:Amniga Qaraxyo is xigxigay oo ka dhacay xerooyin milatari oo ku yaal dalka Equatorial Guinea ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, halka in ka badan 600 oo kalena ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland oo Talaadada Imaanaya Muqdisho Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa kusoo beegan caasimadda Muqdisho berri oo talaadada. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey inuu Madoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ganaaxaya Qofka Ka Taga Afxirka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu amray bulshada Caasimadda in ay u dhaga nuglaadaan fariimaha caafimaad iyo wacyigalinta uu wado maamulka gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Sideey Soomaaliya Ugu Diyaar Garowday Dacwadda Badda Todobaadka Soo Socda? Todobaadka soo socdo maalinta Isniinta waxaa si rasmi ah u bilaabmaya dhageysiga garmaqalka Muran badeedka Kenya iyo Soomaaliya. Maxkamadda ICJ oo dhowr mar hoore codsiya ka yimid dowladda Kenya dib…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Carruur Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Deegaano Hoostaga Gobalka Gedo Wararka ay GoobJoog News ka heleyso gobalka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay carruur ku sugan deegaano hoostaga Degmada Ceelwaaq ay gaajo ugu dhinteen halkaas. Illa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dab Sababay Dhaawaca Ku Dhawaad 50- Qof Oo Ka Kacay Dugsi Ku Yaalla Hargeeysa Waraka naga soo gaarayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu deb xoogan uu ka kacay Dugsi lagu barto culuumta diinta Islaamka oo ku yaallo Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland .…