Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xalane Xilli Lagu Wado in Shirka Doorashada Lagu Qabto
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhow ilaa afar hoobiye ay ku dhaceen xerada Xalane ee saldhigga u ah hey’adaha shisheeye.
Xerada ayaa isku diyaarineysa iney marti geliso Shirka madaxa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo lagu dhameystirayo heshiiskii September 17 iyo war Murtiyeedka guddiga Farsamada ee Baydhabo 15-16 bishii Hore