Waa Kuma Madaxweyne Cali Mahdi Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynahii 4-aad ee Soomaaliya ayaa caawa ku geeriyoodey Nairobi. Taariikhdiisa oo kooban! Madaxweynahii Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyoodey da’da 82 jirka. Cali waxaa uu ku dhashay Jowhar 1939-kii,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeynihii Hore Ee Dalka Oo Geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa goordhaw magaalada Niarobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahadi Maxamed . AUN madaxweynaha ayaa muddooyinkii u danbeysay ku xanuunsanayay dalkaas. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ganaax Lacageed Ku Soo Rogay Dadka Aan Qaadanin Qalabka Afxirka Maamulka gobalka Benaadir ayaa ku Amar ku soo rogay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta Gobalka Banaadir ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxii Labaad Oo Muqdisho Ka Dhacay Maanta Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshid ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari uu lahaa Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada degmada Yaaqshid. Cabdullaahi Shiilow, Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada degmada Yaaqshid ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Pentagon-ka Oo Ansixiyay In La Kor Dhiyo Ilaalada Capitol Hill Xoghayaha wasaaradda difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa oggolaaday codsi uga yimid booliska Capitol Hill kaas oo ku aadan in la kordhiyo ilaalada xarunta Congress-ka bisha May. saraakiisha difaaca ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ka Deyriyay Xaaladda Dalka Golaha Midawga Musharixiinta ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen xaaladda Amni ee dalka , Cudurada iyo Dhibaatooyinka kale ee dalka ka jira. Midawga ayaa sidoo kale waxa ay dowladda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaran ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaw uu halkaasi qarax ka dhacay . Qaraxa ayaa lala eegtay mid ka mid ah gaawarida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Dastuur Ee Xukuumaddii Farmaajo Oo Geeriyooday Allaah U naxariito waxaa magaaalada Beydhabo ee Xarunta Kumel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed ku geeriyooday Xildhibaan Maxamud Mahamed Boonow. Xildhibaanka ayaa mudda dheer ka tirsana Baarlamaanadii dalka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland Oo Amar Dul Dhigay Gaadiidleyda Gobalka Sanaag Puntland ayaa gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay ku safraan baabuurta aan wadan taarikada dowlad gobaleedka Puntland. Amar ka soo baxay Gudoomiyaha gobalka Sanaag ayaa lagu faray in aan gaadiidleyda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Abshir: Shacabku Wey U Baahan Yihiin Doodda Cusub Ee Wadaadada . Abshir Axmed Maxamed gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha Aqalka sare ayaa sheegay in maalmihiiu danbeeyay ay soo baxeen wadaado doonaya in ay difaacan hanaanka iyo siyaasadda uu wax ku wado…