Midawga Musharixiinta Oo Ka Deyriyay Xaaladda Dalka
Sheeko:Arrimaha Amniga
Golaha Midawga Musharixiinta ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen xaaladda Amni ee dalka , Cudurada iyo Dhibaatooyinka kale ee dalka ka jira.
Midawga ayaa sidoo kale waxa ay dowladda ku eedeyeen in ay ka gaabisay wax ka qabashada xaaladaha dalka ka taagan.
Qoraal ka soo baxay midawga Musharixiinta ayaa sidoo kale Bulshada loogu baaqay in ay ka taxadaraan Safmarka Corona oo dalka saameyn weyn ka geystay .
Hoos Ka Akhrio Qoraalka Midawga Musharixiinta