Taliyihii Hore Ee Ciidamada Booliiska Oo Geeriyooday
Sheeko:Arrimaha Amniga
Allaah U naxariisto waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Martiini ku geeriyooday Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Soomaaliye Sareeye Guuto Axmed Jaamac Muuse .
Taliye Axmed ayaa mudda dheer soo maamulayay ciidaada Booliika Soomaaliya, isagoo ka mid ahaa waaya arag dhanka Ciidamada ah.
S/G Axmed Jaamac Muse ayaa hadda ka mid ahaa Lataliyayaasha Taliyaha Ciidamada Booliska Xijaar .