U bood dhigaalka

Deni Oo Muqdisho Ku Soo Wajahan

Maarso 13, 2021

Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu maanta soo gaaro magaalada Muqdisho.

Sida ay GoobJoog News u xaqiijiyeen mas’uuliyiinka tirsan maamulka Puntland saacadaha soo socda ee maanta ayaa la filaya Madaxweynaha Puntland in uu u soo duulo caasimadda dalka ee Muqdisho.

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Muqdishi kaga qeyb galayo shirka wada tashiga Arrimaha doorashooyinka dalka oo Muqdisho ka furmayo maalmaha soo socda.