Sawiro: Soomaaliya Oo Heshay Talaalka Astrazaneca
Sheeko:Arrimaha Amniga

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshay Astrazaneca oo ay soo saartay jaamacadda Oxford ee dalka Mareykanka.
Hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan caafimaadka Adduunka WHO ayaa soo gaarsisay talaalkan maanta magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa ka gudoontay Qaramada midoobay talaalkan .
Fowziya Abiikar Nur wasiirka caafimaadka ayaa garoonka diyaaradaha magaalaa Muqdisho kaga gudoontay Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan .
Sawiro Talaalka Oo Muqdisho Soo Gaaray