Hague: Dhageysiga Dacwada Badda oo Galeysa Maalinta 2-aad, Shalay Maxaa Dhacay? Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa maanta lagu wadaa in maalintii 2-aad la guda galo dhageysiga dacwadda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwada oo furantay isniintii, lana dhageystay dhanka Soomaaliya waxaa goobta ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib markii uu safar muddo ugu maqnaa dalka Turkiga . Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 24-kii Saac ee Lasoo Dhaafay, Jarmalka, Faransiiska iyo Talyaaniga oo Hakiyey Talaalka Covid 19 ee Astrazaneca Saacadihii tagay dalalka Yurub ugu weyn sida Jarmalka, Faransiiska iyo Talyaaniga ayaa ku biiray dalalka hakiyey isticmaalka talaalka Oxford Astrazaneca. Isla noocan talaalka ah, waxaa horay u mamnuucay dalal badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Laga Helay Corona Virus Madaxweeyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa laga helay xanuunka Corona Virus kadib markii baaritaan lagu sameyay Saylici. “Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo shacabka Somaliland inaan la macaamilayay COVID-19 seddexdii maalmood ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UK oo Safar Ka Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku jirto, Akhriso Sababta Dowladda Ingiriiska ayaa mamnuucid kusoo rogtay dadka ka yimaada dalalka Ethiopia, Oman, Somalia iyo Qatar. Dalalkan ayey UK ku darday liiska casaanka, waxaana laga mamnuucay iney galaan boqortooyada sababo la…