Jubbaland Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeysay In Ay Gedo Hub Geysay Xilli Ay Ka Jirto Macluul Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa goordhaw war ka soo saartay xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta gobalka Gedo , xilli dowladda ay geeysay ciidamo fara badan . Qoraal ka soo baxay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Markii Shanaad Shir Ku Baaqay Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa markale xalay ku baaqay shir ay isugu yimaadan Madaxda dowadda Federaalka iyo Kuwa dowlad Gobaleedyada dalka. Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dawladda Maraykanka Oo War Ka Soo Saartay Xaalladda Cakiran ee Dooroshooyinka Soomaaliya. Washington ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taas oo ay ku tilmaantay in ay abuureyso hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah…